Guddi baaritaan oo loo saaray Dacwadii Xildhibaan Daleys Xasan Aadan

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u saaray xanibaad dhawaan lagu sameeyay Xildhibaanad katirsan golaha shacabka oo dooneysay in ay ka dhoofto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Warqad qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo loo diray Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha ayaa looga codsaday … Continue reading Guddi baaritaan oo loo saaray Dacwadii Xildhibaan Daleys Xasan Aadan